Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga, waxaana kulanka looga hadlay arrimo la xiriira geeddi-socodka kala […]
This story is only covered by news sources that have yet to be evaluated by the independent media monitoring agencies we use to assess the quality and reliability of news outlets on our platform. Learn more here.